HomeWararMuwaadiniin Somalia ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Africa

Muwaadiniin Somalia ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay Koonfur Africa

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Dalka koonfur Africa waxaa ka socoda dhibaatooyin xad dhaaf ah oo dalkaas loogu geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga u tegay dalkaas kuwaas oo dhibaatoyin kala duwan kala kulma. Wararka laga helayo magaalada Derban ee dalkaas ayaa sheegay in lagu dilay muwaadib Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Daahir Ciise Cabdi nuur oo ay weerareen kooxo burcad koonfur afrikaan […]

- Advertisement -

Dalka koonfur Africa waxaa ka socoda dhibaatooyin xad dhaaf ah oo dalkaas loogu geysanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ganacsiga u tegay dalkaas kuwaas oo dhibaatoyin kala duwan kala kulma.

Wararka laga helayo magaalada Derban ee dalkaas ayaa sheegay in lagu dilay muwaadib Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Daahir Ciise Cabdi nuur oo ay weerareen kooxo burcad koonfur afrikaan ah.

- Advertisement -

Sido kalana waxaa wararku ay tilmaamayaan ku dhawaad 5-ruux oo kale in ay dhaawacyo soo gaareen lana boobay goobahoodii ganacsi ee ay lahaayeen ilaa iyo haatana ma jirto cid ka hadashay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories