HomeWararMaxkamadda Ciidamada oo xukuno kala duwan ku ridday rag loo heysto qaraxyo...

Maxkamadda Ciidamada oo xukuno kala duwan ku ridday rag loo heysto qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa soo geba gebeysay eedaha loo heystay dhowr qof oo ku eedeysan ka mid ahaanshaha Al-shabaab iyo qaraxyo ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud. Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna tahay 12-9-2019 waxa ay xukun dil ah ku ridday raggaan oo […]

- Advertisement -

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Somalia ayaa soo geba gebeysay eedaha loo heystay dhowr qof oo ku eedeysan ka mid ahaanshaha Al-shabaab iyo qaraxyo ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud.

Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo khamiis ah taariikhduna tahay 12-9-2019 waxa ay xukun dil ah ku ridday raggaan oo loo heysto qarxyo khasaaro gestay oo ka dhacay Isgooyska Kaawa-godey ee magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Xasan Cali Barre, Sayid Cali Aadan Nuur ,ayaa  Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada waxa ay ku eedeysay inay ka dambeeyeen qarixii 26-kii Bishii November ee 2018-kii ka dhacay  Isgoyska Kaawo-Godey ee degmada Wadajir.

Ugu dambeyntii Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada ayaa xukun dil ah waxaa ay ku ridday Xasan Cali Barre,halka Sayid Cali Aadan Nuur lagu xukumay Xabsi Daa’iniyada oo  Muxudiin Maxamed Axmed oo lagu waayay dambi ay sii deysay maxkamaddu.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories