HomeWararDagaal ka socda deegaan ka tirsan gobolka Gal-gaduud

Dagaal ka socda deegaan ka tirsan gobolka Gal-gaduud

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia ayaa ku waramaya in uu halkaas ka socda dagaal u dhaxeeya laba maleeshiye beeleed oo walaala ah. Dagaalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii halkaas saacadihii la soo dhaafay lagu dilay ku dhawaad laba ruux oo ay iska dileen […]

- Advertisement -

Wararka idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia ayaa ku waramaya in uu halkaas ka socda dagaal u dhaxeeya laba maleeshiye beeleed oo walaala ah.

Dagaalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii halkaas saacadihii la soo dhaafay lagu dilay ku dhawaad laba ruux oo ay iska dileen dhinacda colaaddu ka dhaxeyso iyada oo intaas kadibna uu dagaal saakay socdo.

- Advertisement -

Dagaalka saakay ka socda deegaan lagu magacaabo Ribadle oo hoostaga degmada Balanballe ee gobollka Galgaduud una dhow xadka ay wadaagaan Somalia iyo Itoobiya waxaana la isku adeegsanayaa hubka noocyadiisa kala duwan sida ay ay inoo sheegeen dad deegaanka ah.

Ilaa iyo haatan ma jirto cid xaqiijin karta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaa ka socda deegaankaa ee u dhaxeeya beelaha walaalaha ah,waxaase xusid mudan in dhowr jeer halkaas ay ka dhaceen dagaalo kuwaan la mid ah.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories