HomeWararDuqa Muqdisho oo fariin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Duqa Muqdisho oo fariin u diray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir kaas oo ay isugu yimaadaan Maamulka Gobolka iyo Maamulada degmooyinka waxaana Looga Hadlay waxyaabihii u Qabsoomay iyo Sidoo kale sidii loo fulin lahaa waxii aan Qabsoomin ee la Xariira Horumarinta Caasimadda. Shirkani ayaa inta […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyay Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir kaas oo ay isugu yimaadaan Maamulka Gobolka iyo Maamulada degmooyinka waxaana Looga Hadlay waxyaabihii u Qabsoomay iyo Sidoo kale sidii loo fulin lahaa waxii aan Qabsoomin ee la Xariira Horumarinta Caasimadda.

Shirkani ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay dhowr ajando oo ay kamid ahaayeen Sugida amniga Magaalada, Dardargalinta Barnaamijyada Lagu Xoojinayo Bilic Soo Celinta Caasimadda, Canshuuraha iyo isdhaxgalka Bulshada.

- Advertisement -

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Filish ayaa kula Dardaarmay faray Madaxda Degmooyinka Gobolka Banaadir in si Wadajir ah looga Qeyb Qaato Howlaha kala duwan ee lagu Horumarinaayo Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories