HomeWararSawirro:-Wasiirka Caddaaladda oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

Sawirro:-Wasiirka Caddaaladda oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji maanta daah furay kulanka howl-galinta habraaca nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafaadka ee dalka oo dhan. Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caddaalada KGS Mudane Maxamed Xuseen Xassan, Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug mudane Cabdi Maxamed Fiidow madaxa hey-adda IDLO ee Soomaaliya mudane Shirwac Jaamac […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji maanta daah furay kulanka howl-galinta habraaca nidaamka habka dadban ee xalinta khilaafaadka ee dalka oo dhan.

Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caddaalada KGS Mudane Maxamed Xuseen Xassan, Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Galmudug mudane Cabdi Maxamed Fiidow madaxa hey-adda IDLO ee Soomaaliya mudane Shirwac Jaamac iyo Agaasimayaal ka-kala socday dhamaan maamul goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Wasiirka Xasan Xuseen Xaaji ayaa tilmaamay inuu muhiim u yahay howl-galinta habraacan maanta la daah furay dhamaan xarumaha kawada shaqeeyo maamul gabaleedyada iyo gobalka banaadir islamarkaana Kul dardaarmay in wixii ku darid ah lagu daro lana dhaqan galiyo habraacaan dalka oodhan isaga oo uga mahad celiyey dadka ka soo qeeb gallay sida hufan ay ugu shaqeeynaayaan dadkooda soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories