HomeWararSawirro:-Shir looga hadlayo deyn Cafinta Soomaaliya oo ka furmay Addis Ababa

Sawirro:-Shir looga hadlayo deyn Cafinta Soomaaliya oo ka furmay Addis Ababa

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Waxaa Maanta Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ka furmay mid ka mid ah shirarka muhiimka u ah deyn Cafinta Soomaaliya. Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka socota hey’adda Lacagta Aduunka ee IMF,waxaana dowladda Soomaaliya uga qeyb galaya Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, xubno ka tirsan Bangiga […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ka furmay mid ka mid ah shirarka muhiimka u ah deyn Cafinta Soomaaliya.

Shirkaas ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka socota hey’adda Lacagta Aduunka ee IMF,waxaana dowladda Soomaaliya uga qeyb galaya Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, xubno ka tirsan Bangiga Dhexe iyo labada Xafiis ee Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa shirkan ku soo bandhigi doonta wixii u qabsoomay 3-Bilood ee la soo dhaafay iyo in ay ku dadaasho sidii ay u sii horumarin laheyd Maamul wanaaga Maaliyadda Dalka.

“Markale ayaan fileynaa in ay soo baxdo natiijo wax ku ool ah oo muujineysa guusha iyo horumarka dhaqaalaha Soomaaliya”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Shirkaan Maanta ka furmay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa uu socon doonaa Muddo kooban.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories