HomeWararSawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan G/Shacabka

Sawirro:-Madaxa Xukuumadda Galmudug oo la kulmay Xildhibaano ka tirsan G/Shacabka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Shaakir ayaa la kulmay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Musharax Madaxweynaha Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka,iyadoo ka wada hadlay howlaha dib u heshiisiinta loogu […]

- Advertisement -

Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa xalay kulan la qaatay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Sheekh Shaakir ayaa la kulmay Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Musharax Madaxweynaha Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka,iyadoo ka wada hadlay howlaha dib u heshiisiinta loogu sameeynayo beelaha dega deegaanada Galmudug ee ka socda Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa Xildhibaanada ku booriyay in ay ka qeyb qaataan hormarka Galmudug iyo sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

Xildhibaanada ka tirsan Golaha Shacabka ee Axmed Macalin Fiqi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawa ayaa gelinkii dambe ee shalay gaaray Magaalada Dhuusamareeb,iyadoon halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories