HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo Isla-xisaabtan ku bilaabay Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Isla-xisaabtan ku bilaabay Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Deegaanka

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X. Ujeedka kulankani islaxisaabtan iyo ladagaalanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish iyadoo kulankani ay goob joog ka ahaayeen guddoomiye […]

- Advertisement -

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X.

Ujeedka kulankani islaxisaabtan iyo ladagaalanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish iyadoo kulankani ay goob joog ka ahaayeen guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka gobolka.

- Advertisement -

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu mid Mid u wareystay saraakiisha ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoose Xamar isagoo u sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin musuq maasuq iyo kutagrifal.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories