HomeWararQeybtii hore ee Ciyaarta Xulka Qaranka Somalia iyo Zimbabwe oo soo gaba...

Qeybtii hore ee Ciyaarta Xulka Qaranka Somalia iyo Zimbabwe oo soo gaba gabowday

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Waxaa Goordhow soo gabagabowday qeytii hore ee Ciyaartii u dhexeysay Xulka Qaranka dalka Soomaaliya iyo dhiggiisa Zimbabwe kulanka lugta labaad isreeb-reebka koobka Adduunka ee 2022 wadamada qaaradda Afrika. Ciyaarta oo aheyd mid aad u wanaagsan ayaa qeybta hore kusoo dhammaatay 0-0 barbardhac,waxaana Ciyaartooda Soomaaliya ay soo bandhigeen ciyaar qurux badan. Sidoo kale Soomaliya ayaa heysata […]

- Advertisement -

Waxaa Goordhow soo gabagabowday qeytii hore ee Ciyaartii u dhexeysay Xulka Qaranka dalka Soomaaliya iyo dhiggiisa Zimbabwe kulanka lugta labaad isreeb-reebka koobka Adduunka ee 2022 wadamada qaaradda Afrika.

Ciyaarta oo aheyd mid aad u wanaagsan ayaa qeybta hore kusoo dhammaatay 0-0 barbardhac,waxaana Ciyaartooda Soomaaliya ay soo bandhigeen ciyaar qurux badan.

- Advertisement -

Sidoo kale Soomaliya ayaa heysata natiijo fiican maadaama ay 1-0 kusoo adkaadeen kulankii martida loo ahaa oo ka dhacay Dalka Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Djabouti.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories