HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo shaqada ka Eryay mid kamid ah la taliyeyaashiisa

Madaxweyne Trump oo shaqada ka Eryay mid kamid ah la taliyeyaashiisa

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrimaha amaanka John Bolton. “Waxa aan xalay u sheegay John Bolton in adeegiisa aan xilligan looga baahnayn aqalka cad ,” ayuu soo qoray madaxwayne Trump. “Waxaa aan si adag isugu khilaafnay waxyaabaha uu so jeediyay,” ayuu intaa ku daray Mr Trump. Madaxwaynaha Mareykanka ayaa sheegay […]

- Advertisement -

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrimaha amaanka John Bolton.

“Waxa aan xalay u sheegay John Bolton in adeegiisa aan xilligan looga baahnayn aqalka cad ,” ayuu soo qoray madaxwayne Trump.

- Advertisement -

“Waxaa aan si adag isugu khilaafnay waxyaabaha uu so jeediyay,” ayuu intaa ku daray Mr Trump.

Madaxwaynaha Mareykanka ayaa sheegay in toddobaadka so socda uu magacaabi doonto la taliyihiisa cusub ee dhanka amaanka.

Xil ka qaadista Bolton ayaa ku soo beegmaysa xilli la hadal hayay kala qaybsanaan soo kala dhexgashay golaha wasiirada ee Trump.

- Advertisement -

Waxaa la sheegay in kala qaybsanaanta ay kala dhalatay ka dib markii uu madaxwayne Trump uu meesha ka saaray qorshihii nabadda ee Talaiban iyo Mareykanka.

Mr Bolton Tweetarka ku soo qoray: “waxaan is casilaadeyda u gudbiyay xalay madaxwayne Trump waxa uuna igu yiri , ‘waxaan ka wadahadli doonaa barito.'”

 

 

Xigasho BBC Somali.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories