HomeCaalamkaKuuriyada Waqooyi oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

Kuuriyada Waqooyi oo Gantaallo Cusub Tijaabisay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kuuriyada Waqooyi ayaa labo gantaal oo aanan oo aan noocooda la sheegin ku gantay badda, sida laga soo xigtay milatariga Kuuriyada Koofureed. Milatariga Kuuriyada Koonureed ayaa sheegay in gantaallada Kuuriyada Waqooyi laga soo ganay dhul ku yaalla Koonfurta gobolka Pyongan isla markaasna la mariyay biyaha xeebaheeda bari. Kuuriyada Koonfureed ayaa qabanaysa kulan degdeg ah oo […]

- Advertisement -

Kuuriyada Waqooyi ayaa labo gantaal oo aanan oo aan noocooda la sheegin ku gantay badda, sida laga soo xigtay milatariga Kuuriyada Koofureed.

Milatariga Kuuriyada Koonureed ayaa sheegay in gantaallada Kuuriyada Waqooyi laga soo ganay dhul ku yaalla Koonfurta gobolka Pyongan isla markaasna la mariyay biyaha xeebaheeda bari.

- Advertisement -

Kuuriyada Koonfureed ayaa qabanaysa kulan degdeg ah oo ay isugu imaanayaan golaha ammaanka qaranka iyaga oo ka jawaabaya arrinta soo korodhay.

Kuuriyada Waqooyi ayaa bilihii dhawaa tijaabisay noocyo badan oo gantaallo ridadoodu gaaban tahay ah. Haddii kuwan la xaqiijiyana waxay noqon doonaa tijaabadii tobnaad tan iyo bishii May.

Arrintan ayaa imaanaysa saacado uun ka dib markii wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Kuuriyada Waqooyi Choe Son-hui ay soo saartay war qoraal ah oo ay ku sheegtay in dalkeedu uu diyaar u yahay in uu wadahadallo dib ula furo Maraykanka dhammaadka bishan Sabtembar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories