HomeWararDowladda oo sheegtay inuu socdo qorshaha Hirgalinta nidaamka Cadaaladda

Dowladda oo sheegtay inuu socdo qorshaha Hirgalinta nidaamka Cadaaladda

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo Qorshe lagu hormarinayo hanaanka Cadaaladda dalka. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu ka hadlay Hirgalinta nidaamka  Cadaaladda dalka oo ay wadaan, Islamarkaana latashiyo kala duwan kala sameeyeen Dowlad Goboleedyada dalka ka jira iyo Qeybaha […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo Qorshe lagu hormarinayo hanaanka Cadaaladda dalka.

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo Wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta dowladda ayaa waxaa uu ka hadlay Hirgalinta nidaamka  Cadaaladda dalka oo ay wadaan, Islamarkaana latashiyo kala duwan kala sameeyeen Dowlad Goboleedyada dalka ka jira iyo Qeybaha kala duwan ee Ururadda Bulshada Rayidka ah.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in Nidaamka Cadaaladda ladoonayo in uu lajaan qaado Nidaamyadda Cadaaladda ee dunida ka jira lehna awoodihii lagu fulin lahaa.

“Waxaa jiray in aan ka shaqeyneynay Hanaanka Cadaaladda, Asluubta iyo Siyaasad weyn oo Dowlad Goboleedyadda iyo Dowladda Federaalka ayaa Nidaamkaas si-wadajir ah uga soo shaqeeyeen,Hanaankaas oo lahorgeeyey Golaha Wasiiradda oo ay ansixiyeen”

Ugu danbeyn Wasiirka ayaa sheegay in Hanaankaas laga hirgalin doono Dhamaan dalka si ay dadk Soomaaliyeed u helaan Nidaam Cadaaladeed oo wanaagsan.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories