HomeWararSawirro:-Wasiirka Waxbarashada dowladda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Wasiirka Waxbarashada dowladda oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Maanta gaaray Baydhabko ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed. Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa Wasiir Goodax waxaa kusoo dhaweeyay Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed iyo qaar kamid Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo halkaas […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Maanta gaaray Baydhabko ee Caasimadda KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed.

Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa Wasiir Goodax waxaa kusoo dhaweeyay Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed iyo qaar kamid Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo halkaas ku sugan.

- Advertisement -

Ujeedka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xukuumadda u gaaray Baydhabo ayaa waxaa tahay sidii uu u dhagax dhigi lahaa Mashaariic Waxbarashado oo halkaas laga hirgelin doono.

“Waxaan maanta soo gaaray magaalada Baydhabo Jannaay ee Gobolka Baay oo aan u nimid in aan ka fulinno mashaariic waxbarasho Waxaan u mahadcelinayaa Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed iyo bulshada qeybaheeda kala duwan sida wacan oo ay noogu soo dhaweeyeen magaalada Baydhabo”ayuu yiri Wasiir Goodax Barre.

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay Magalaad Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kasoo dhagax dhigay Mashaariic lagu dhisayo Dugsiyo Waxbarasho oo si lacag la aan ah oo wax loogu barayo ubadka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories