HomeWararSawirro:-Wasiirka Shaqada iyo A/Bulshada DFS oo Shir ka furay Muqdisho

Sawirro:-Wasiirka Shaqada iyo A/Bulshada DFS oo Shir ka furay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shirka kobaca dhaqaalaha. Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa kulanka soo bandhigtay barnaamijyadeeda shaqo ee dhallinyarada ee socda kuwaas oo hubinaya shaqaalaynta dhallinyarada oo muhiim u ah koboca dhaqaalaha dalka. Kulanka waxaa ka qeybgalay hay’adaha […]

- Advertisement -

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shirka kobaca dhaqaalaha.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa kulanka soo bandhigtay barnaamijyadeeda shaqo ee dhallinyarada ee socda kuwaas oo hubinaya shaqaalaynta dhallinyarada oo muhiim u ah koboca dhaqaalaha dalka.

- Advertisement -

Kulanka waxaa ka qeybgalay hay’adaha horumarinta dhaqaalaha ka taageera dalka, xubno ka socday wasaaradaha xukuumadda federaalka iyo heer dowlad-gobolleed.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories