HomeWararSawirro:-Soomaaliya oo Shir uga qeyb gashay Dalka Hungary

Sawirro:-Soomaaliya oo Shir uga qeyb gashay Dalka Hungary

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan ayaa waxa ay ka qeyb galeen furitaanka Bandhiga iyo Shirweynaha Isgaarsiinta ee Caalamiga ah (ITU Telecom World), Bandhigan oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee ay iskugu yimaadaan qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta iyo dowladdaha ayaa ka dhacaya […]

- Advertisement -

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan ayaa waxa ay ka qeyb galeen furitaanka Bandhiga iyo Shirweynaha Isgaarsiinta ee Caalamiga ah (ITU Telecom World), Bandhigan oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn ee ay iskugu yimaadaan qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta iyo dowladdaha ayaa ka dhacaya 9- 12 Bishan September Magaalada Budapest ee Dalka Hungary.

Munaasabada Furitaanka shirweynahan ayaa waxaa ka sooo qeybgalay Xoghayaha Guud ee Midawga Isgaarsiinta Adduunka (ITU) Mudane Houlin Zhao iyo Ra’isul Wasaraha dalka Hungary.

- Advertisement -

Xubnaha Wafdiga Wasiirka oo uu ku Jiro Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa waxa ay inta uu socdo bandhiga iyo Shirweynahan kula yeelan doonaan shirar doceedyo Dowladdo, Shirkadaha Tiknolojiyadda iyo quburo ku tashustay qeybaha kala duwan ee Isgaarsiinta kuwaas oo ay kala hadli doonaan fursadaha iyo mowduucyada sida gaar ah danaynta ugu leh dalkeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories