HomeWararSawirro:-Qaraxyo Miino ah oo lagu soo Bandhigay Degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Sawirro:-Qaraxyo Miino ah oo lagu soo Bandhigay Degmo ka tirsan Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa howlgalo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan,iyadoo soo bandhigay waxyaabaha qarxa. Saraakiil Ciidanka dowladda ee ku sugan Buula Burte ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay ku soo saareen Miinooyin nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa howlgalo ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan,iyadoo soo bandhigay waxyaabaha qarxa.

Saraakiil Ciidanka dowladda ee ku sugan Buula Burte ayaa sheegay in howlgalka intii uu socday ay ku soo saareen Miinooyin nooca dhulka lagu aaso ah,isla markaana la geliyay Suuq qaadka lagu iibiyo oo ku yaalla bartamaha Degmadaas.

- Advertisement -

Qaraxyada ay soo bandhigeen Ciidanka dowladda oo Miinooyin ahaa ayaa waxaa ay sheegeen in la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka ku dhaqan degmada Buulo  Burte,hayeeshee la fashiliyay.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa dhowr jeer oo hore soo bandhigay qaraxyo Miinooyin ah,kuwaasi oo lagu aasay Wadooyin ku yaalla deegaano ka tirsan Gobolada dalka,isla markaana sheegay inay ku aaseen Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories