HomeWararJanaraal ka tirsan Booliska dowladda oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Janaraal ka tirsan Booliska dowladda oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo daqiiqado kahor ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,kaasi jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Muqdisho. Gaari nooca Soomaalida u taqaano SRUF ayaa lagu soo xiray qaraxaas,isla markaana uu lahaa Jenaraal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya sida Dalsan ay u xaqiijiyeen Saraakiil ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo daqiiqado kahor ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,kaasi jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Muqdisho.

Gaari nooca Soomaalida u taqaano SRUF ayaa lagu soo xiray qaraxaas,isla markaana uu lahaa Jenaraal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya sida Dalsan ay u xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska dowladda.

- Advertisement -

Sidoo kale gaariga ayaa qarxay xili uu marayay afafka hore ee Dekadda weyn ee Muqdisho,waxaana la socday Jenaraalka ka tirsanaa Ciidanka,iyadoo uu soo gaaray dhaawac Culus.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay halka uu qaraxa ka dhacay,waxaana Saraalka dhaawiciisa loo qaaday mid kamid ah Xarumaha Caafimaad ee leedahay dowladda.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda oo ay uga hadlaan qaraxii uu ku dhaawacmay Jenaraalka ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya ee ka dhacay egmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts