HomeWararFaah faahin:-Dagaal ka dhacay Magaalada Laascaanood

Faah faahin:-Dagaal ka dhacay Magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dagaalka u dhexeeya Ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka ee kunool Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta ka dhacay qeybo kamid ah Magaaladaas. Dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalka uu yimid,kadib markii Ciidamo ka socda Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ay saakay ka howlo burburin ka bilaabeen Guryo ku dhex yaalla […]

- Advertisement -

Dagaalka u dhexeeya Ciidanka Somaliland iyo dadka shacabka ee kunool Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa Maanta ka dhacay qeybo kamid ah Magaaladaas.

Dadka deegaanka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalka uu yimid,kadib markii Ciidamo ka socda Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ay saakay ka howlo burburin ka bilaabeen Guryo ku dhex yaalla Xarunta Wasaaradaas,isla markaana ay degan yihiin dad shacab ah.

- Advertisement -

Intaasi kadib ayaa dadkii shacabka ahaa ee deganaa Xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland waxaa ay Ciidanka kala hor tegeen rasaas,iyadoo uu sidaas dagaalka ku bilowday.

Sidoo kale dagaalka ayaa lagu soo waramayaa inuu ku dhaawacmay hal qof oo kamid ah dadka deegaanka,kaasi oo la dhigay Isbitaalka guud ee Magaalada Laascaanood.

Xaafadaha qaar ee Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool aya waxaa mararka qaar laga maqlayaa rasaas goos goos ah oo isdhaafsanayan Ciidanka Somaaliland iyo dadka shacabka ee halkaas ku sugan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories