HomeWararDEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Goordhow ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,kaasi oo ahaa mid Jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada a,isla markaana uu qarxay xili uu marayay Afafka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Goordhow ka dhacay qeybo kamid ah Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir,kaasi oo ahaa mid Jugtiisa laga maqlay Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada a,isla markaana uu qarxay xili uu marayay Afafka hore ee Dekadda Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu qaraxa ka dhacay ,iyagoo halkaas ka wada baaritaano kala duwan.

Weli lama oga Khasaaraha ka dhashay qaraxaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts