HomeWararDEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Degmada Guriceel

DEG DEG:-Dil Goordhow ka dhacay Degmada Guriceel

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow lagu dilay qof la sheegay in uu shacab ahaa. Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Degmadaas,isla markaana waxaa ay goobjoogayaal sheegeen in kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ay fuliyeen falkaas. Sidoo […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Goordhow lagu dilay qof la sheegay in uu shacab ahaa.

Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Degmadaas,isla markaana waxaa ay goobjoogayaal sheegeen in kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ay fuliyeen falkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la tilmaamay in ragii ka dambeeyay Dilka qofka shacabka goobta ay si deg deg ah uga baxsadeen,waxaana durbo halkaas gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug.

Dadka deegaanka Degmada Guriceel ayaa sheegay in dhacdadan dilkan uu ku cusub yahay deegaanka,isla markaana xusay in muddooyinkii dambe aysan arag fal noocan oo kale ah.

Ciidamada amniga Degmada Guriceel aya haadan howlgalo kala duwan ka wada Xaafadaha degmadaas,iyagoona ku raadinaya kooxihii fuliyay dilkii halkaas ka dhacay.

- Advertisement -

Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa kamid ah Degmooyinka aysan inta badan ka dhicin falal dilka ah oo ay geystaan kooxaha ku hubeysan Bastooladaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories