HomeWararXulka Qaranka Soomaaliya oo gaaray Dalka Zinbabwe

Xulka Qaranka Soomaaliya oo gaaray Dalka Zinbabwe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka  Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa gaaray Magaalada harare ee Dalka Zinbabwe. Xiddigaha Bad-weynta (Ocean stars) ayaa maanta caasimadda Zinbabwe ee Harare,iyagoona halkaas lagu soo dhaweeyay waxayna ciyaari doonaan lugta 2-aad ee is-reereebka Koobka Adduunka. Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka  Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa gaaray Magaalada harare ee Dalka Zinbabwe.

Xiddigaha Bad-weynta (Ocean stars) ayaa maanta caasimadda Zinbabwe ee Harare,iyagoona halkaas lagu soo dhaweeyay waxayna ciyaari doonaan lugta 2-aad ee is-reereebka Koobka Adduunka.

- Advertisement -

Agaasimaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col; Maxamed Aadam Jimcaale Koofi qoraal uu bartiisa Facebook kusoo qoray  ayuu ku sheegay in kalsoooni weyn ay ku qabaan xulkeenna in guul kale oo Taariikhi ah ay ka gaaran Lugta labaad.

kubaddu waa cad iyo madow  kalsooni weyn ayaannu ku qabnaa Xulka Qaranka Soomaaliya sida geesinimada leh ee ay Calanka u difaacayaan wiilasheena”ayuu yiri  Col; Maxamed Aadam Jimcaale Koofi .

Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday xulka Zimbabwe, kadib ciyaar is-reeb-reeb ahayd  oo ku dhex martay Dalka Jabuuti, taasi oo loogu diyaar garoobayo Koobka Adduunka ee 2022 oo ka dhici doono  Dalka Qatar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts