HomeWararWasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo kulan yeeshay

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo dhiggiisa Turkiga oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa Magaalada Izmir ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dalkaas Ruhsar Pekcan. Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga wada hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha ganacsi iyo mashaariicda horumarineed ee Turkiga ka fulinayo gudaha dalka Soomaaliya. Sidoo kale Eng. Cabdullaahi […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa Magaalada Izmir ee dalka Turkiga kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dalkaas Ruhsar Pekcan.

Kulanka dhexmaray labada dhinac ayaa looga wada hadlay xiriirka labada dal iyo arrimaha ganacsi iyo mashaariicda horumarineed ee Turkiga ka fulinayo gudaha dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Eng. Cabdullaahi Cali Xasan iyo Ruhsar Pekcan ayaa ka wada hadlay sidii loo fulin lahaa heshiisyo dhanka ganacsiga ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga,isla markaana la isaga kashan lahaa Arrimaha ganacsiga ee u dhexeeya labada dal.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa dalka Turkiga ku tegay Casuumaad uu ka lehay dhiggiisa dalkaas Ruhsar Pekcan,isagoona ka qeyb galay bandhiga gancsiga 88-aad ee lagu qabtay dalkas Turkiga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories