HomeWararTaliska qeybta 21-aad ee CXD iyo kuwa Jabuuti oo ka wada hadlay...

Taliska qeybta 21-aad ee CXD iyo kuwa Jabuuti oo ka wada hadlay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kulanka ku yeeshay Saraakiisha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalkq iyo Saraakiisha Ciidanka Jabuuti ee Hiil Walaal ee ku sugan Baladweyne. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Xaaladaha ami ee maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Qorshaha Howlgalada lagu xoraynayo Deeganada Al-shabaab ay ka joogaan Galmudug. […]

- Advertisement -

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kulanka ku yeeshay Saraakiisha qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalkq iyo Saraakiisha Ciidanka Jabuuti ee Hiil Walaal ee ku sugan Baladweyne.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa looga hadlay Xaaladaha ami ee maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Qorshaha Howlgalada lagu xoraynayo Deeganada Al-shabaab ay ka joogaan Galmudug.

- Advertisement -

Saraakiil Sare oo ka tirsan Qaybta 21aad oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta General C/Casiis Cabdullaahi Qooje,isla markaana ay wehlinayaan Taliyaha Guutada 13aad G/Le Craxmaan Moalim “Timadheere” , Taliyaha Guutada 15aad General Mascuud Maxamed iyo Taliyaha Ururka 21aad ee Danab  G/Le Muqtaar Abdulle ayaa saraakiisha AMISOM ee Jabuuti kaga Warbixiyay Ujeedada socdaalkoodka  iyo Howsha ciidanka qaybta 21aad ay ka wadaan Deegaanada Galmudug ee Bilaawga u ah Qorshaha Dagaal ee lagu wajahayo Deeganada A-lshabaab ay joogaan

G/le sare C/Raxmaan Riyaale Xareed taliyaha shanaad ee hiil walaal ayaa Boqashada saraakiisha 21aad ee baladweyn ku tilmaamey arrin Bilaaw u ah isku xirka Ciidanka iyo ka abaal gudida soo dhoweyntii 21aad ey u sameysay ciidanka jabuuti ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

Taliyaha qaybta 21aad general cabdicasiis claahi “qooje” ayaa ka waramay Ahmiyada kulankan iyo Howlaha ay ka wadaan Magaalada Baladweyne ay ka wadaan.

- Advertisement -

Ciidamadan ayaa Qayb ka Noqonaya Howlgal balaaran oo Dhawaan lagu wajahayo Deeganada Al-shabaab kaga sugan yihiiin deegaanada Galmudug Iyo Hirshabeelle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories