HomeWararSawirro:-Wasiirka Waxbarashada dowladda oo lagu soo dhaweeyay Baladweyne

Sawirro:-Wasiirka Waxbarashada dowladda oo lagu soo dhaweeyay Baladweyne

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga Wasiir Goodax  ayaa waxaa ka qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan labada Goolle ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana Garoonka  Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan,kan Degmada […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumdda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Wafdiga Wasiir Goodax  ayaa waxaa ka qeyb ka ahaa Xildhibaano ka tirsan labada Goolle ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana Garoonka  Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan,kan Degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan halkaas.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ujeedka Baladweyne u tegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ay tahay sidii uu dhagax dhigi lahaa xarumo Waxbarasho oo laga hirgelin doono Magaalada Baldweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Wasiir Goodax Barre inta uu ku sugan yahay halkaas waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Waxgaradka,Bulshada,maamulada iyo Macalimiinta wax ka dhigta Iskuulada ku yaalla halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories