HomeWararSawirro:-Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb

Sawirro:-Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug oo ka socda Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa ka socda Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug,kaasi oo ka qeyb galayan dhammaan beelaha deegaanada Galmudug.

Shir-weynaha ayaa inta uu socdo waxa ay reer Galmudug uga tashanayaan dhismaha dowad gobaleedka Galmudug iyo qabsoomidda doorasho xor iyo xalaal ah oo horseedda in maamulka ay dhisanayan uu noqdo maamul ku hoggaamiya wadada horumarka, xariir wannaagsanna la leh dowladda federaalka Soomaaliya.

Hoolka uu Shirka ka socdo ayaa waxaa ku sugan Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo inta badan Ergooyinka ka qeyb galaya Shirka,kuwaasi oo ku matalaya beelaha dega Galmudug.

Ammaanka guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashnaya Ciidamo gaar ah oo ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories