HomeCaalamkaNin u dhashay Liibiya oo laga helay Keymaha gubanaya ee Amazon

Nin u dhashay Liibiya oo laga helay Keymaha gubanaya ee Amazon

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Muwaadinkaas oo lagu magacaabo Xuseen Cumar Xuseen ayaa la sheegay inuu in ka badan 7 sano keligiisa ku noolaa Kaymahaas oo ku yaalla dalka Brazil. Sida laga soo xigtay Warbaahinta Brazil waxa uu Ninkaasi si keli ah ugu dhex noolaa Kaymahaasi, kadib, markii laga dhacay dhamaan Lacagihii iyo Dukumentiyadii uu lahaa. Boliska dalka Brazil ayaa […]

- Advertisement -

Muwaadinkaas oo lagu magacaabo Xuseen Cumar Xuseen ayaa la sheegay inuu in ka badan 7 sano keligiisa ku noolaa Kaymahaas oo ku yaalla dalka Brazil.

Sida laga soo xigtay Warbaahinta Brazil waxa uu Ninkaasi si keli ah ugu dhex noolaa Kaymahaasi, kadib, markii laga dhacay dhamaan Lacagihii iyo Dukumentiyadii uu lahaa.

- Advertisement -

Boliska dalka Brazil ayaa la sheegay inay ninkaasi maalmo la hor ka heleen Kaymaha gubanayo ee Amazon, waxayna la xiriireen Safaaradda Liibiya ku leeyahay Brazil si ay ugu fududeeyaan in dib loogu celio dalkiisa hooyo.

Xuseen Cumar Xuseen ayaa la sheegay inuu markiisii hore ka soo ambabaxay dalka Liibiya sanadkii 1995-kii, oo uu tegay Jarmalka,  halkaasi oo uu ku noolaa tan iyo sanadkii 2012-kii.

Waxa uu u sii gudbay dalka Brazil isla sanadkaasi, halkaasi oo uu isagoo joogay dhowr bilood ay ka lumeen dhamaan wixii uu shaqsi ahaan u u qaatay.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, lama sheegin dalka uu ku haminayey inuu Brazil kaga sii gudbo, ka hor inta aan la dhicin.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories