HomeWararMeydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka AMISOM oo laga helay Magaalada Muqdisho

Meydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka AMISOM oo laga helay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Meydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka soo jeeda dalka Uganda ayaa waxaa la helay Guri uu ka deganaa Xarunta AMISOM ee Xalane ee Magaalada Muqdisho. Sarkaalka Meykiisa laga helay Xarunta AMISOM ayaa magaciisa lagu sheegay Edward Bagonza,waxaana uu ahaa mid kamid ah kaaliyayaasha Taliyaha Booliska AMISOM ee Soomaaliya. Ilaa iyo […]

- Advertisement -

Meydka Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM oo ka soo jeeda dalka Uganda ayaa waxaa la helay Guri uu ka deganaa Xarunta AMISOM ee Xalane ee Magaalada Muqdisho.

Sarkaalka Meykiisa laga helay Xarunta AMISOM ayaa magaciisa lagu sheegay Edward Bagonza,waxaana uu ahaa mid kamid ah kaaliyayaasha Taliyaha Booliska AMISOM ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada lama oga waxa sababay Geerida Saraalkaas ka tirsanaa Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM kana soo jeeda dalka Uganda,waxaana inuu dhintay xaqiijiyay Saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM,waxaana Meydkiisa la helay 7-ka Bishan September.

Sidoo kale ma jiro wax war ah faahfaahin ah oo laga bixiyay Geerida Edward Bagonza,waxaana uu kamid ah noqonayaa Saraakiil badan oo Uganda uga dhintay gudaha dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories