HomeWararShabakad Bilowday u codeynta Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug (Akhriso Magacyada Musharaxiinta)

Shabakad Bilowday u codeynta Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug (Akhriso Magacyada Musharaxiinta)

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Waxaa sii xoogaysanaya ololaha doorashada maamulka Galmudug oo Siyaasiyiin dhowr ah ay haatan sii caddeeyeen mowqifkooda Musharaxtinimada,taas oo muujinaysa hardan adag oo dhex mari doono musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, weji cusubna u yeeli doonto siyaasadda maamulkaas. Shabakad Somali election oo ah shabakad ka faaloonta arrimaha doorashooyinka ayaa bilowday codeynta shacab […]

- Advertisement -

Waxaa sii xoogaysanaya ololaha doorashada maamulka Galmudug oo Siyaasiyiin dhowr ah ay haatan sii caddeeyeen mowqifkooda Musharaxtinimada,taas oo muujinaysa hardan adag oo dhex mari doono musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug, weji cusubna u yeeli doonto siyaasadda maamulkaas.

Shabakad Somali election oo ah shabakad ka faaloonta arrimaha doorashooyinka ayaa bilowday codeynta shacab oo ah hab Online ah Musharaxiinta ay u dooran lahaayeen Hoggaanka Galmudug.

- Advertisement -

Habkaan Onlin-ka ah ee shabakadda Somali election waxa ay uga gol leedahay in ay ku ogato rabitaanka shacabka reer Galmudug iyo qofka ay jeclaan lahaayeen in ay u doortaan Madaxweynaha metela iyaga kana shaqeeya danahooda si looga fogaado Musuq-maasuq iyo in Musharax aysan raali ka aheyn loo dooro.

Riix halkaan si aad u Codeyso

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories