HomeWararSawirro:-Taliyaha Booliska oo kormeer ku tegay Xarunta CID-da Ballan qaadna sameeyay

Sawirro:-Taliyaha Booliska oo kormeer ku tegay Xarunta CID-da Ballan qaadna sameeyay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Maanta kormeer ku tegay Xarunta hay’adda dembi Baarista CID-da Qeybteda Faraha lagu qaado Taliyaha ayaa xog Wareystey Dadweynihii u Baahnaa in loo shaqeeyo si uu ugu Kuur Gallo Xaaladaha Goobta Faraha. Kormeerka ka dib Taliyaha ayaa amar ku Bixiyey in la Joojiyo shaqada Faraha ilaa Muddo […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Maanta kormeer ku tegay Xarunta hay’adda dembi Baarista CID-da Qeybteda Faraha lagu qaado

Taliyaha ayaa xog Wareystey Dadweynihii u Baahnaa in loo shaqeeyo si uu ugu Kuur Gallo Xaaladaha Goobta Faraha.

- Advertisement -

Kormeerka ka dib Taliyaha ayaa amar ku Bixiyey in la Joojiyo shaqada Faraha ilaa Muddo Sedax Casho ah si loo helo deegaan ku haboon in Dadweynaha loogu shaqeeyo.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa balan qaaday inuu Mudada Gaaban keenayo Qalabka Casriga,isla markaana uu dhisi doono Hoolal waaweyn oo fadhi leh si loo yareeyo saxmada iyo Ciriiriga ka jira Xarunta hay’adda dembi Baarista CID-da Qeybteda Faraha lagu qaado.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories