HomeWararMexico oo ka soo baxday heshiis ay la gashay Mareykanka

Mexico oo ka soo baxday heshiis ay la gashay Mareykanka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Mexico ayaa sheegtay inay 56% wax ka qabatay tirada muhaajiriinta aan la diwaangelin ee u gudbaya xadka Mareykanka tan iyo May. Xoghayaha arrimaha dibadda dalkaas Marcelo Ebrard ayaa shir jaraa`id oo ay dowladdu qabatay kaga dhawaaqay hoos u dhaca tirada muhaajiirinta. Labada dal ayaa bishii June isku raacay howlgal 90-maalmood soconaya oo lagu yareynayo qulqulka […]

- Advertisement -

Mexico ayaa sheegtay inay 56% wax ka qabatay tirada muhaajiriinta aan la diwaangelin ee u gudbaya xadka Mareykanka tan iyo May.

Xoghayaha arrimaha dibadda dalkaas Marcelo Ebrard ayaa shir jaraa`id oo ay dowladdu qabatay kaga dhawaaqay hoos u dhaca tirada muhaajiirinta.

- Advertisement -

Labada dal ayaa bishii June isku raacay howlgal 90-maalmood soconaya oo lagu yareynayo qulqulka muhaajiriinta u gudbaya xadka Mareykanka.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuuraha ku kordhin doono dabeecada ka timaadda Mexico haddii aysan wax ka qaban arrintaas.

Saraakiil, u ku jiro Mr Ebrard, ayaa lagu wadaa inay toddobaadka soo socda u safraan Washington si ay ugala hadlaan dadaallada ay wadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories