HomeWararSawirro:- Duqa Muqdisho oo kormeer amni xalay ka sameeyay Muqdisho

Sawirro:- Duqa Muqdisho oo kormeer amni xalay ka sameeyay Muqdisho

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waxaa caawa howla kormeer ah ku sameeyay degmooyinka Shibis, Boondhere, Shangaani iyo Kaaraan kaas oo ujeedkiisu ahaa mid aan ugu kuur galayay sida ay maamulada degmooyinka iyo saraakiisha amniga ee saldhigyada ay habeen ula falgalaan howlaha amniga. Kormeerka aan ku sameeyay degmooyinka waxaa igu wehlinayay Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir iyo masuuliyiin ka […]

- Advertisement -

Waxaa caawa howla kormeer ah ku sameeyay degmooyinka Shibis, Boondhere, Shangaani iyo Kaaraan kaas oo ujeedkiisu ahaa mid aan ugu kuur galayay sida ay maamulada degmooyinka iyo saraakiisha amniga ee saldhigyada ay habeen ula falgalaan howlaha amniga.

Kormeerka aan ku sameeyay degmooyinka waxaa igu wehlinayay Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir iyo masuuliyiin ka socotay xafiiska Madaxweynaha JFS iyo xafiiska ra’isul wasaaraha dalka.

- Advertisement -

Kormeer kaan dhinaca ammaanka ee uu sameeyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ku soo aadaya xili muddooyinkaan dambe uu soo hagaagayo amaanka magaalada in kasta oo mararka qaar ay dhacayaan falal amniga liddi ku ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories