HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Waare oo ka hadlay faa'iidada ku jirta dhismaha golaha deegaanka

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo ka hadlay faa’iidada ku jirta dhismaha golaha deegaanka

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa kulan la waatay masuuliyiinka gobolka iyo kuwa magaalada isaga oo kala hadlay arrimo la xiriira dhismaha golaha deegaanka degmooyinka kala duwan ee Hirshabelle. Isaga oo ka hadlayay dhismaha golaha deegaanka ayuu tilmaamay in faa’iido badan ay ugu jirto shacabka degan degmooyinka kala duwan ee […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa kulan la waatay masuuliyiinka gobolka iyo kuwa magaalada isaga oo kala hadlay arrimo la xiriira dhismaha golaha deegaanka degmooyinka kala duwan ee Hirshabelle.

Isaga oo ka hadlayay dhismaha golaha deegaanka ayuu tilmaamay in faa’iido badan ay ugu jirto shacabka degan degmooyinka kala duwan ee maamulkaas,waxaana uu sheegay in ay helayaan Mashaariic waaweyn oo ay ka saacidayaan dowladda dhexe iyo maamulkooda.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii waxa uu bogaadiyay qorshaha dowladda ee deegaanada Galmudug si gaar ah waxa uu sheegay in muhiim uu yahay shirka dib u heshiisiinta Galmudug kaas oo xalay uu si toos ah u daah furay ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories