HomeWararDEG DEG: Madaxweynihii hore ee Zimbabawe Robert Mugabe oo geeriyoday

DEG DEG: Madaxweynihii hore ee Zimbabawe Robert Mugabe oo geeriyoday

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

War goor dhow soo dhacay ayaa sheegaya in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe wuxuu ahaa 95 sano jir, isaga oo xilka wareejiyay sannad ka hor. Zimbabawe Robert Mugabe ayaa waqti dheer ka talinayay Zimbabawe waxaana uu ahaa nin da’ah laakin muddooyinkaan dambe waxa uu ahaa bukaan socod madaama uu ahaa 95-sano […]

- Advertisement -

War goor dhow soo dhacay ayaa sheegaya in uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabawe Robert Mugabe wuxuu ahaa 95 sano jir, isaga oo xilka wareejiyay sannad ka hor.

Zimbabawe Robert Mugabe ayaa waqti dheer ka talinayay Zimbabawe waxaana uu ahaa nin da’ah laakin muddooyinkaan dambe waxa uu ahaa bukaan socod madaama uu ahaa 95-sano jir.

- Advertisement -

Wasiirka waxbarashada Zimbabawe Fadzayi Mahere ayaa Twitter-ka ku qoray “nabad ku naso Robert Mugabe.”

Wuxuu dhashay 21-kii February 1924, xilligaas oo Zimbabawe loo garanayay Rhodesia.

Wuxuu xabsi ku jiray in ka badan 10 sano ka dib markii uu eedeeyay dowladdii Gumeystaha ee Rhodesia, sannadkii 1964-tii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories