HomeWararXulka Soomaaliya oo Garaacay dhiggiisa Zimbabwe

Xulka Soomaaliya oo Garaacay dhiggiisa Zimbabwe

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xulka Qaranka kubada Cagta ee dalka Soomaaliya ayaa 1 iyo 0 kaga Adkaaday Xulka Qaranka Zimbabwe Ciyaar ka tirsaneyd isreeb reebka Koobka Aduunka ee 2022 lagu qaban doono Wadanka Qadar. Ciyaarta dhexmartay Soomaaliya iyo dhiggooda Zimbabwe oo aheyd mid aad u wanaagsan ayaa ka dhacday Garoonka Ciyaaraha dalka Jabuuti,iyadoona qeybta hore ay kusoo dhammaatay barbardhac […]

- Advertisement -

Xulka Qaranka kubada Cagta ee dalka Soomaaliya ayaa 1 iyo 0 kaga Adkaaday Xulka Qaranka Zimbabwe Ciyaar ka tirsaneyd isreeb reebka Koobka Aduunka ee 2022 lagu qaban doono Wadanka Qadar.

Ciyaarta dhexmartay Soomaaliya iyo dhiggooda Zimbabwe oo aheyd mid aad u wanaagsan ayaa ka dhacday Garoonka Ciyaaraha dalka Jabuuti,iyadoona qeybta hore ay kusoo dhammaatay barbardhac 0-0.

- Advertisement -

Sidoo kale markii dib la isugu soo laabtay Ciyaarta ayaa daqiiqadii 87-aad dalka Soomaaliya u suuragashay inuu helo Gool,iyadoona Ciyaarta kusoo dhammaatay 1-0 oo ay guusha ku raacday Soomaaliya.

Anwar Shakunda ayaa ah Ciyaariyahanka Xulka Soomaaliya Goolka u dhaliyay.

Dhinaca kale dalka Xulka Soomaaliya ayaa lugta labaad la ciyaari doona Zimbabwe 8-da Bishan oo ku beegan Axada soo socota.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories