HomeWararSawirro:-Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Goordhow furmaya

Sawirro:-Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo Goordhow furmaya

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow oo Caawa ah waxaa si rasmi ah uga furmi doona shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug. Hoolka uu ka furmayo Shirka ayaa waxaa ku sugan dhammaan Ergooyinka kala duwan ee ka qeyb galay iyo Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow oo Caawa ah waxaa si rasmi ah uga furmi doona shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Hoolka uu ka furmayo Shirka ayaa waxaa ku sugan dhammaan Ergooyinka kala duwan ee ka qeyb galay iyo Mas’uuliyiin badan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Dhuusamareeb ka furi doona shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi loogu gogol xaarayo dhismaha Galmdugu loo dhanyahay.

Sidoo kale Inta uu socdo Shirka ayaa waxaa dib u heshiisiin dhab ah loo sameeyn doonaa beelaha deegaanada Galmudug,isla markaana waxaa markii uu soo dhamaado Shirka laguda geli doonaa sidii loo dhisi lahaa Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

Ammaanka guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Caawa siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda ee loo yaqaano harmacad iyo kuwa AMISOM oo dhawaan halkaas la geeyay.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories