HomeWararFaah faahin dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Sh/hoose

Faah faahin dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose  ayaa sheegaya in xalay dagaalo u dhaxxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabaab ay ka dhaceen halkaas. Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Alshabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo cusub oo ciidamada Milartariga Somalia ay ka sameysteen deegaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose halkaas […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose  ayaa sheegaya in xalay dagaalo u dhaxxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabaab ay ka dhaceen halkaas.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Alshabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo cusub oo ciidamada Milartariga Somalia ay ka sameysteen deegaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose halkaas oo uu ka dhacay dagaal xooggan.

- Advertisement -

Dad ku sugan deegaanada Sabiib iyo Caanoole ayaa u sheegay dalsan in ay maqlayeen dhawaqa rasaas culus oo ka dhaceysa deegaano ku dhow Sabiib iyo Canoole oo ciidamadu ay ka sameysanayeen Fariisimo hor leh.

Ma jirto ilaa iyo haatan cid xaqiijin karta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas hase’ahaatee Al-shabaab ayaa maalmahaan weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaadayay deegaanada ay la wareegeen ciidamada gaarka u tababaran ee Miltariga Somalia.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories