HomeWararAmmaanka Magaalada Dhuusa Mareeb oo la adkeeyay iyo Shirka dib u heshiisiinta...

Ammaanka Magaalada Dhuusa Mareeb oo la adkeeyay iyo Shirka dib u heshiisiinta oo furmayo

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa laga dareemayaa qaban qaabadii ugu dambeysay ee shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada kala duwan ee maamulka Galmudug. Shirka oo lagu weday in uu furmo shalay oo taariikhdu aheyd 4/9/2019 ayaa dib u dhacay,arrintaas oo ay dowladdu u sababeysay in ay aheyd cilad farsamo in kasta oo maanta shirka uu furmayo. […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa laga dareemayaa qaban qaabadii ugu dambeysay ee shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada kala duwan ee maamulka Galmudug.

Shirka oo lagu weday in uu furmo shalay oo taariikhdu aheyd 4/9/2019 ayaa dib u dhacay,arrintaas oo ay dowladdu u sababeysay in ay aheyd cilad farsamo in kasta oo maanta shirka uu furmayo.

- Advertisement -

Waxaa la diyaariyay howlkii shirku ka furmi lahaa iyada oo saacadaha soo aaddan uu si toos ah u furmayo shirku sida uu ku soo waramayo weriyaha dalsan ee magaalada Dhuusa-Mareeb,dhinaca kalabna waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalkada.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu furo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada maamulka Galmudug.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories