HomeWararWaqtiga uu furmayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lagu dhawaaqay

Waqtiga uu furmayo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maanta oo Arbaco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4-ka Bishan September ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa in Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug,hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid. Guddiga shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyay inuu dib-u dhacay furitaanka Shirka oo qorshuhu […]

- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 4-ka Bishan September ayaa waxaa uu qorshuhu ahaa in Magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug,hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid.

Guddiga shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa u xaqiijiyay inuu dib-u dhacay furitaanka Shirka oo qorshuhu ahaa in maanta uu Dhuusamareeb ka furmo.

- Advertisement -

Siodo kale Guddiga ayaa sababta keentay dib u dhaca ku sheegay inay tahay sababo farsamo la xiriira awgeed, isla markaana uu maalinta barrito ah furmayo shirka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo haatan ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu waday in uu furo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ee lagu gogol xaari lahaa dhismaha Galmdugu loo dhanyahay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories