HomeWararSawirro:-Taliyaha Cusub ee Booliska oo la kulmay Saraakiil ka socota Turkiga

Sawirro:-Taliyaha Cusub ee Booliska oo la kulmay Saraakiil ka socota Turkiga

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Dalka Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska kulan kula qaatay Saraakiil kasocota safaarada turkiga ee Muqdisho qeybteeda u qaabilsan Tababarada boliiska soomaaliyeed. Saraakiishan ayaa warbixin dheer ka siiyeen Taliyaha Tababarada ay Gacanta Ku hayeen iyo waxyaabaha u qorsheysan mustaqbalka dhaw. Taliyaha Ciidanka Boliiska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed […]

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliiska Dalka Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa Maanta Xarunta Taliska Ciidanka Booliiska kulan kula qaatay Saraakiil kasocota safaarada turkiga ee Muqdisho qeybteeda u qaabilsan Tababarada boliiska soomaaliyeed.

Saraakiishan ayaa warbixin dheer ka siiyeen Taliyaha Tababarada ay Gacanta Ku hayeen iyo waxyaabaha u qorsheysan mustaqbalka dhaw.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Boliiska S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed ayaa soo dhaweeyey xiriirka wanaagsan ee u dhaxeeya Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Kan Turkiga asagoo ku bogaadiyey inay sii wadaan gacan siinta Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciidamadooda kala Duwan

Wuxuuna u balan qaadey inuu albaab kasta u furidoona sidii wax loogu qaban lahaa Boliiska Soomaaliyeed..

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories