HomeWararSawirro:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Ghana

Sawirro:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Shir uga qeyb galay dalka Ghana

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 4-Bisha September magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qeyb galay Madasha Amniga iyo Nabadda ee Koofi Anaan (Kofi Annan peace and Security Forum, KAPSF). Shirka ayaa waxaa looga hadlayay Wadaagidda waayo-aragnimada loo leeyahay ka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Taariikhdu ku beegan tahay 4-Bisha September magaalada Accra ee dalka Ghana kaga qeyb galay Madasha Amniga iyo Nabadda ee Koofi Anaan (Kofi Annan peace and Security Forum, KAPSF).

Shirka ayaa waxaa looga hadlayay Wadaagidda waayo-aragnimada loo leeyahay ka hortagga kooxaha xagjirka ah,kuwaasi oo ka fuliyaan wadamada ay ka jiraan.

- Advertisement -

Kulanka oo ay soo qabanqaabisay Xarunta Tababarka Nabad Ilaaliyeyaasha Caalamka ee Koofi Anaan (Kofi Annan International Peacekeeping Training Center) ayaa Guddoomiyaha xisbiga UPD mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay wuxuu kaga hadlay waayo-aragnimada ay Soomaaliya u leedahay arimahaasi.

Dhinaca kale ka qeyb galeyaashii shirka ayaa aad usoo dhaweeyeen dadaalkii dheeraa ee ay Soomaaliya soo gashay, waxyaabihii u qabsoomay iyo kaalintii uu mudane Xasan Sheekh Maxamuud kasoo qaatay, ayadoona Shahaado sharaf la gudoonsiiyay 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories