HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Caabudwaaq

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ku wajahan Caabudwaaq

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Maanta waxaa uu ku wajahan Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Socdaalka Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Caabudwaaq ayaa waxaa ku wehlin doona xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan kamid ah labada Golle ee Baarlamaanka. Ra’iisul Wasaare ayaa Magaalada Caabudwaaq saacadaha […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa Maanta waxaa uu ku wajahan Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Socdaalka Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Caabudwaaq ayaa waxaa ku wehlin doona xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Xildhibaano ka tirsan kamid ah labada Golle ee Baarlamaanka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ayaa Magaalada Caabudwaaq saacadaha soo socoda ku tagaya safar dhanka dhulka ah,waxaana halkaas markii uu gaaro kula kulmi doonaa Waxgaradka iyo Odayaasha dhanka.

Si kastaba Xasan Cali Kheyre ayaa lagu waday Maanta in Magaalada Dhuusamareeb uu ka daahfuro Shirweynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug,hayeeshe waxaa ku yimid dib u dhac,lamana oga sababta rasmi ah ee keentay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories