HomeWararIGAD oo War kasoo saartay Doorashada iyo dib u heshiisiinta Galmudug

IGAD oo War kasoo saartay Doorashada iyo dib u heshiisiinta Galmudug

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa looga hadlay dib u heshiisiinta loo sameeynayo beelaha dega deegaanada Galmudug ee ka socota Magaalada Dhuusamareeb. Maxamed Cali Guyo oo ah Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabisan IGAD ayaa waxaa uu soo dhaweeyay dadaallada dib heshiisiinta loogu sameeynayo beelaha Galmudug,isla markaana waxaa […]

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa looga hadlay dib u heshiisiinta loo sameeynayo beelaha dega deegaanada Galmudug ee ka socota Magaalada Dhuusamareeb.

Maxamed Cali Guyo oo ah Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabisan IGAD ayaa waxaa uu soo dhaweeyay dadaallada dib heshiisiinta loogu sameeynayo beelaha Galmudug,isla markaana waxaa ku ammaanay Galmudug sida wanaasagn ay howshata u socoto.

- Advertisement -

Warka ka soo baxay Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya ee IGAD ayaa waxaa lagu sheegay in muhiim ah ay tahay in la qaato  dib u heshiisiin dhab ah is loo dhiso Galmudug mideysan oo loo dhan yahay.

Beesha Caalamka ayay ku bogaadiyeen sida ay gacanta uga geysaneyso Arrimaha Galmudug,waxaana IGAD  ay tilmaamtay inay ka go’an tahay taageerida Galmudug.

Sidoo kale Urur Goboleedka IGAD  ayaa xusay inay doonayan in Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ay noqoto mid ku dhacda si xor,isla markaana maamulkaas uu yeesho Galmudug mid ah.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii IGAD Warka ka soo baxay ayaa waxaa aan lagu xusin dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ka wado deegaanada Galmudug,isla markaana ay ugu dib u heshiisiin dhab ah ugu sameyneyso beelaha dega Galmudug.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories