HomeWararHaweeney Xil Sare looga magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia

Haweeney Xil Sare looga magacaabay Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo u magacaabay qof haweenay ah markii ugu horeysay. Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya. Hoose ka akhriso magacaabista:  

- Advertisement -

Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa magacaabay kusimaha agaasime ee wasaaradda Difaaca Soomaaliya,isagoo u magacaabay qof haweenay ah markii ugu horeysay.

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaan dhigga Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoose ka akhriso magacaabista:

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories