HomeCaalamkaDuufaan xoogan oo ku wajahan Gobol ku yaalla Mareykanka

Duufaan xoogan oo ku wajahan Gobol ku yaalla Mareykanka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Duufaanta Dorian ayaa u muuqata mid gaabis ku socota ilaa iyo hadda, xilli ay ku wajahantay xeebaha gobolka Florida. Hase yeeshee, khubarrada ayaa ka digaya in taasi ay macnaheedu tahay in dadka ku nool Florida iyo gobollada ku dherersan xeebaha Koofurbari ee Mareykanka ay u qaataan in duufaantu ay istaagtay. Saraakiisha Shaadaasha Hawada ee Mareykanka […]

- Advertisement -

Duufaanta Dorian ayaa u muuqata mid gaabis ku socota ilaa iyo hadda, xilli ay ku wajahantay xeebaha gobolka Florida.

Hase yeeshee, khubarrada ayaa ka digaya in taasi ay macnaheedu tahay in dadka ku nool Florida iyo gobollada ku dherersan xeebaha Koofurbari ee Mareykanka ay u qaataan in duufaantu ay istaagtay.

- Advertisement -

Saraakiisha Shaadaasha Hawada ee Mareykanka ayaa sheegay in Duufaanta Dorian ay sii xoogeysa doono una dhaqaaqi doonto iyada oo dabeylo khatar ah wadata, gobollada Florida iyo Georgia Arbacada.

Waxaa kale oo la saadaalinayaa in ay roobab mahiigaan ah iyo dabeylo xoogan ku mari doono gobollada Waqooyiga iyo Koofurta Carolina.

Khubarada Mareykanka ugu qaabilsan duufaannada ayaa ugu baaqay dhamaan dadka ku nool gobollada ku teedsan badda Atlaantiga, laga soo billaabo Maryland ilaa New York ay muujifiyaan feejignaan dheeraad ah ishana ku hayaan xaaladda duufaanta Dorian.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories