HomeWararDuqa Muqdisho oo kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Duqa Muqdisho oo kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish ayaa markii ugu horeysay kulan la qaatay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir kaas oo ujeedkiisu ahaa mid uu duqa Muqdisho ku xog wareysanayay madaxda degmooyinka. Shirkan oo dhowr saac qaatay ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish ayaa markii ugu horeysay kulan la qaatay guddoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir kaas oo ujeedkiisu ahaa mid uu duqa Muqdisho ku xog wareysanayay madaxda degmooyinka.

Shirkan oo dhowr saac qaatay ayaa waxaa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir iyo Xoghayaha guud ee gobolka iyadoo inta uu shirkani socday aad looga hadlay dhowr ajando oo ay kamid ahaayeen dardargalinta sugida amniga Caasimadda, ka qeyb qaadashada arimaha nadaafada iyo sidoo kale xoojinta barnaamijka cashuuraha si kor loogu qaado daqliga gobolka islamarkaana loo balaariyo fulinta mashaaric wax ku’ool ah,

- Advertisement -

Klankani  uu maanta shir gudoomiyay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa qeyb ka ah kulanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay la qabtay tan iyo 24-kii bishii July ee sanadkani kadib qaraxii ka dhacay Aqalka dowlada hoose Xamar.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories