HomeWararDEG DEG:-Dib u dhac ku yimid furitaanka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

DEG DEG:-Dib u dhac ku yimid furitaanka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid. Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in furitaanka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug uu dib u dhac ku yimid,isla markaana aan la ogeyn sababta rasmi ah […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu waday inuu ka furmo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid.

Wariyeyaal ku sugan Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in furitaanka Shirka dib u heshiisiinta Galmudug uu dib u dhac ku yimid,isla markaana aan la ogeyn sababta rasmi ah eek a dambeysan.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo haatan ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu waday in uu furo shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ee lagu gogol xaari lahaa dhismaha Galmdugu loo dhanyahay.

Sidoo kale Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ku sugan dhammaan Ergooyin kala duwan oo ka kala socota beelaha dega deegaanada Galmudug,isla markaana ka qeyb geli lahaa Shirkaas.

Ammaanka guud ee Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda ee loo yaqaano harmacad iyo kuwa AMISOM oo dhawaan halkaas la geeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories