HomeWararTaliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo la kulmay Saraakiisha qeybaha Ciidamada

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo la kulmay Saraakiisha qeybaha Ciidamada

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa manta la kulmay saraakiisha,saraakil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta, Kulankasi waxaa looga hadlay dardar galinta howlaha amniga, xanaaneynta , ka war qabidda maxaabista iyo howlaha kale ee lagama maarmaanka u ah shaqo maalmeedka. Taliyaha oo la hadlaayey boqolaal isugu jiray Saraakiil ,saraakiil xigeen iyo […]

- Advertisement -

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa manta la kulmay saraakiisha,saraakil xigeenada iyo guud ahaan Ciidanka Asluubta,

Kulankasi waxaa looga hadlay dardar galinta howlaha amniga, xanaaneynta , ka war qabidda maxaabista iyo howlaha kale ee lagama maarmaanka u ah shaqo maalmeedka.

- Advertisement -

Taliyaha oo la hadlaayey boqolaal isugu jiray Saraakiil ,saraakiil xigeen iyo ciidanka ayaa kula dardaarmay in la xoojiyo howlaha ay hayaan ciidanka Asluubta ,isla markaana la sii ambaqaado geedi socodka loogu jiro hiigsiga howlaha kala duwan ee horyaalla ciidanka.

Genaral Mahad Cabdiraxmaan Aadan Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta waxa uu manta Kormeeray xafiisyada ay ku shaqeyaan saraakiisha Ciidanka Asluubta .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories