HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay dalka Jabuuti

Sawirro:-Madaxweynaha Somaliland oo lagu soo dhaweeyay dalka Jabuuti

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasumadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweyne Muuse iyo Wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Ambouli International Airport kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale. Safarka uu ku tegay Madaxweynaha Somaliland ee dalka Jabuuti ayaa waxaa uu qaadan doonaa Muddo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasumadda Jamhuuriyadda Jabuuti.

Madaxweyne Muuse iyo Wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Ambouli International Airport kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Safarka uu ku tegay Madaxweynaha Somaliland ee dalka Jabuuti ayaa waxaa uu qaadan doonaa Muddo kooban,waxaana uu si rasmi ah u gudo-geli doonaa hawlaha shaqo ee ay dalkaasi u tageen.

Ujeedada safarka madaxweynuhu ee Jabuuti ayaa wuxuu daaran yahay xoojinta xiriirka qotada dheer iyo iskaashiga horumarka ee ka dhexeeya Somaliland iyo Jamhuuriyadda Jabuuti.

Waxaana Madaxweynaha Safarka ku wehelinaaya wasiirrada wasaaradaha, arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah, gashaandhiga iyo xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories