HomeWararSawirro:-Guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Madaxda K/Galbeed

Sawirro:-Guddiga diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Madaxda K/Galbeed

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddiga gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaley Kullan la qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ,iyo Xildhibanada Baarlaamanka Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa Madaxweynaha ugu warbixiyay Ujeedda ay soo gareen Baydhabo,waxna Guddomiyaha Guddigaasi Madaxweynaha U sheegay in ay kullamo ay la qadan Doonan Bulshada Reer Koonfur galbeed iyo Madaxdooda ai ay Fikirkooda uga […]

- Advertisement -

Guddiga gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaley Kullan la qaatey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ,iyo Xildhibanada Baarlaamanka Koonfur Galbeed.

Guddiga ayaa Madaxweynaha ugu warbixiyay Ujeedda ay soo gareen Baydhabo,waxna Guddomiyaha Guddigaasi Madaxweynaha U sheegay in ay kullamo ay la qadan Doonan Bulshada Reer Koonfur galbeed iyo Madaxdooda ai ay Fikirkooda uga dhiiban Lahayeen Doorashada Dalka ,Guddiga ayaa intaasi ka dib Kulan Dood iyo Fikrado la isku dhaafsanaayay la yeeshay Gollaha Wakiilada KGS.

- Advertisement -

Kullanka ayaa waxa goob Joog ahaa Guddomiyaha Baraalmanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ,iyo Labadiisa Kuxigeen.

Guddiga Gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamanka Soomaaliya ayaa ugu horeen Xildhibanada U sharaxay , Qaabka ugu Haboon ee Doorashada Dalka 2021-ka ay ugu dhici laheed,

Sharaxada Guddiga ka dib Waxaa Xildhibadana ay Aad uga doodeen Qaabka Doorashada Dalka ay u dhici laheed ,Iyagoona Su’aalo La Xiriira Arrimaha Doorashooyinka Weydiiyay Gudiiga Sida Xisbiyada Ka dhisan Dalka,Doorashada Xildhibanada Baraalamanka Soomaaliya Qaabka Loo soo dooran Doono.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Baraalmanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/qadir Shariif Sheekhuna Maye oo madashada ka hadley ayaa u gu horeen Gudiiga u mahadceliyay isagoona ku Amaaney Howshan wanaagsan ay wadaan in ay sii laba Jibaaraan .

Abdullahi Abuukar Xaaji Gudoomiyaha Guddiga Gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamanka soomaaliya ayaa Gebagebadii Kullanka soo xirey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories