HomeWararSawirro:-Al-shabaab oo soo bandhigtay Agaasimihii Madaxtooyadda Hirshabeelle

Sawirro:-Al-shabaab oo soo bandhigtay Agaasimihii Madaxtooyadda Hirshabeelle

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Al-shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay Agaasimihii hore ee Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xasan Cumar Axmed Xasan Mahdi. Al-shabaab ayaa Agaasimihii hore ee Hirshabeelle ku soo bandhigtay Gobolka Hiiraan,kaasi oo Agaasime u ahaa Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare lana soo shaqeeyay Madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble,hayeeshee markii dambe uu shaqada isaga tegay. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Al-shabaab ayaa Maanta soo bandhigtay Agaasimihii hore ee Madaxtooyadda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xasan Cumar Axmed Xasan Mahdi.

Al-shabaab ayaa Agaasimihii hore ee Hirshabeelle ku soo bandhigtay Gobolka Hiiraan,kaasi oo Agaasime u ahaa Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare lana soo shaqeeyay Madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble,hayeeshee markii dambe uu shaqada isaga tegay.

- Advertisement -

Sidoo kale Xasan Cumar Axmed oo la hadlay warbaahinta ku hadasha Afka Al-shabaab ayaa waxaa uu sheegay in muddo sedax bilood ah uu agaasime u ahaa Madaxtooyadda Hirshabelle,isla markaana uu la shaqeyn jiray Madaxweyne Waare,isagoo shaaciyay inuu isaga baxay arrimaha Siyaasadda.

Dhinaca kale Mas’uuliyiin  sar sare oo ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in Xasan Mahdi uu tegay deegaanada Al-shabaab,isla markaana uu mudooyinkii dambe ahaa nin Ganacsade ah.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories